Sanadguuradii 5aad ee aasaaska Hirshabelle oo xalay Jowhar laga xusay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka caawa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabaal degayay sanad guurada 5aad ee aaasaaska Dowlada Hirshabeelle. Munaasabadaan laguĀ  xusayay sanad guurada 5aad ee aasaaska Hirshabeelle waxaa la kaqeybgalay Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad … Continue reading Sanadguuradii 5aad ee aasaaska Hirshabelle oo xalay Jowhar laga xusay (Sawirro)